Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3

Wixii Ugu Dambeeyay

DHAGEYSO:Aqoonyahaan ku baaqay in la taageero dhaqangelinta manhajka CBC

Iyada oo ay weli taagan tahay hadal haynta ka dhalatay in wasaaradda waxbarashada aynan joojin doonin dhaqangelinta manhajka cusub ee waxbarashada ee loo yaqaano...

Wasiir ka tirsan Hirshabeelle oo Muqdisho ku geeriyooday

Sida ay qortay warbaahinta gudaha Soomaaliya Waxaa magaalada Muqdisho ee caasimada Soomaaliya maanta ku geeriyooday Alle ha u Naxariistee Wasiir Kuxigeenkii Wasaaradda Warfaafinta maamul...

Maamulka NMS oo 3 isbitaal xarigga kaga jaray xaafadaha aan la deegaameyn ee Nairobi

Maamulka ay dowladda dhexe u xilsaartay bixinta adeegyada bulshada caasimadda dalka ee Nairobi ee NMS ayaa gelinkii dambe ee shalay xarigga ka jaray saddex...

DHAGEYSO:Raila Odinga oo berri la kulmaya wufuud matalaysa gobolka xeebta

Madaxa xisbiga ODM Raila Odinga ayaa lagu wadaa inuu maanta gaaro ismaamulka Mombasa ee gobolka xeebta si uu berri halkaasi ugu qabto kulan ballaaran. Shirka...

DHAGEYSO:Xoolo 60 sano ka hor lagu kala dhacay Mandera oo la isu celiyay

Maxamuud Maxamad Sheekh Lafagari ayaa qodobkan oo faahfaahsan Mandera ka soo diray.

Maxkamadaha ugu adeegyada fiican ee dalka oo la shaaciyay

Warbixin cusub oo ay soo saartay waaxda cadaaladda dalka ayaa muujinaysa in maxkamadaha ku yaalla Makueni, Nakuru iyo Milimani oo ku taalla ismaamulka Nairobi...

DHAGEYSO:XUBINTA MURTIDA MAANTA

Soo jeedinta abwaan Cabdinaasir Axmad Barkhadle

DHAGEYSO:William Ruto oo ku baaqay in dib loo eego qiimaha shidaalka

Madaxweyne ku xigeenka dalka William Ruto ayaa soo jeediyay in dib u eegis lagu sameeyo qiimaha cusub ee noocyada shidaalka ee dalka . Waxaa uu...

DHAGEYSO:Hoggaamiyaha ANC oo sheegay in isbeddelkii lagu sameeyay qiimaha shidaalka uu dhaawacaya nolosha kenyaanka

Hoggaamiyaha xisbiga ANC Musalia Mudavadi ayaa dowladda ugu baaqay in dib u eegis ku sameysa qiimaha shidaalka ee dalka. Waxaa uu sheegay in isbeddelkii dhawaan...

Most Popular

Recent Comments