Milatariga Mareykanka oo xayiraad saaraya maraakiibta u socda iyo kuwa ka imanaya Iiraan

0
127

Milatariga Mareykanka ayaa sheegay inay bilaabi doonaan xayiraadda dhammaan maraakiibta u socda iyo kuwa ka imanaya Iiraan Isniinta maanta ah.
Dhankooda Ciidamada Ilaalada Kacaanka Islaamiga ah ee Iiraan ayaa sheegay in markab kasta oo milatari oo soo gaara marin biyoodka Hormuz loo tixgelin doono mid jebinaya xabbad joojinta, “laguna qaadi doono tallaabo adag”.