Milatariga Israa’iil oo sheegay in gantaallo badan oo Iiraaniyiin ah ay ku wajahan yihiin Israa’iil

0
390

Milatariga Israa’iil ayaa sheegay in Iiraan ay gantaallo badan ku soo riday Israa’iil, difaaca cirkana ay ka shaqeynayaan sidii ay u qaban lahaayeen gantaallada.
Waxay ugu baaqday dadka deegaanka inay gabaad galaan .