DHEGEYSO:Dad ku dhintay Dab ka kacay labo gaari oo xamuul oo isku dhacay ismaamulka Machakos

0
412

Laba qof ayaa la xaqiijiyay in ay ku dhinteen shil gaari oo ka dhacay Athi River ee Machakos ka dib markii ay isku dhaceen labo gaari oo xamuul ah.
Shilkan ayaa sababay in uu dab xoogan ka kaco labada baabuur ee isku dhacay taasi oo keentay dhimashada.
Hal qof ayaa si xun ugu dhaawacmay shilka.
Dad goobjoogayaal ah ayaa ka warbixinaya sida ay wax u dhaceen.