Maanta oo la aasaya 7 qof oo lagu dilay Kitui

0
130

Waxaa maanta oo sabti ah Aas loo sameynaya toddobo qof oo lagu dilay iskahorimaadyadii dhawaan dhacay
Dadkaas ayaa lagu dilay xadka ay wadaagaan Garissa iyo Kitui
Dadka deegaanka ayaa dalbanaya in la soo xiro burcaddii ku lug lahayd weerarka.