DHAGEYSO:Shacabka Wajeer oo soo dhaweeyay mashaariicda hormarineed

0
198

Magalada Wajeer ayaa waxaa si weyn uga socda mashaaric ay ka mid yihiin Waddoyiin iyo dhismaha garoon casri ah.
Dadka deegaanka Wajeer ayaa mashaariicda uga mahadceliyay baarsaabka Wajeer iyo madaxweynaha dalka William Ruto.