Israa’iil oo howlgallo ka sameysay Daanta Galbeed ee Falastiin

0
361

Ciidamada militariga ee Israa’iil ayaa howlgallo ka sameeyay guriyo dhowr ah oo ku yaalla magaalada Hebron ee Daanta Galbeed ee la haysto ee Falastiin.
Wakaaladda wararka rasmiga ah ee dowladda Falastiin ee WAFA ayaa ku warramaysa in hal qof oo u dhashay Falastiin halkaasi lagu xiray.