Gaas yaraan ka jirta dowlad deegaanka Kakamega

0
155

Dadka ku nool ismaamulka Kakamega ayaa ka cabanaya inay wajahayaan xaalad adag ka dib markii uu yaraaday batroolka iyo gaaska.
Waxaa ay dowladda ka codsanayaan in ay tallaabo adag ka qaado shakhsiyaadka qarsanayaa shidaalka si ay u iibiyaan qiimo sare.
Ciidamada dambi baarista ee dalka ayaa ku daba jira ganacsatada keydsanaysa shidaalka.
Cod
Tan ayaa imaanaysa iyadoo Wasiirka wasaaradda Tamarta ee dalka Opiyo Wandayi uu dadweynaha ka codsaday in ay dulqaad muujiyaan inta laga dhameystiraya baaritaannada ku aaddan fadeexad shidaal oo soo ifbaxday.
Dhankiisa madaxweyne Ruto ayaa digniin adag u diray dadka ku lugta leh fadeexadda shidaalka.