Wararka Kenya DHEGEYSO:Hal qof oo ku dhintay dab ka kacay Mombasa By star - April 6, 2026 0 183 Share FacebookTwitterPinterestWhatsApp Hal qof ayaa ku dhintay saddex kalena way ku dhaawacmeen kadib dab ka kacay dhismo ku yaala Mombasa. Mid ka mid ah goobjooge ayaa ka warbixinaya sida ay wax u dhaceen. https://starfm.co.ke/wp-content/uploads/2026/04/Mombasa.mp3