DHEGEYSO:Sheikh Xassan Cabdullahi Cameey oo soo dhaweeyay Qaadiga guud ee la magacaabay

0
43

Sheikh Xassan Cabdullahi Cameey oo ka mid ah culimada ismaamulka Garissa ahna guddoomiyaha Namlef ayaa ugu hambalyeeyay Xasan Cumar Daffa oo loo magacaabay Qaadiga Guud ee cusub ee dalkani Kenya, isaga oo buuxinaya jagadii bannaanaatay kaddib geeridii Sheekh Cabdul Xaliim Xuseen.