DHEGEYSO:Qoyska Abdul Aziz Duba oo walaac ka muujnaya halka uu ku sugan yahay ka dib markii la afduubtay

0
152
Abdulaziz Molu Duba

Qoyska Abdul Aziz Duba oo ka soo jeeda xaafada Kiamaiko ee Nairobi ayaa wali ka dalbanaya dowladda jawaab ku saabsan meesha uu ku sugan yahay.
Qoyska ayaa dalbaday in wiilkooda , oo loo yaqaan Zizo, la sii daayo ama la horkeeno maxkamad haddii la hayo.
Xariga Abdul Aziz ayaa dhaliyay dibadbaxyo laba maalmood socday oo ka dhacay aagga Kiamaiko iyadoo dadka deegaanka ay dalbanayeen sharraxaad ku saabsan meesha uu ku sugan yahay.