Qaar ka mid ah qoysaskii raashinka ay ka jartay hay,adda cutada adduunka ee WFP ayaa cabasho kahor mujiyey xafiiska hay,adaha gargaarka ee Dhadhaab.
Dumar kasoo jeeda qoysas danyar ah ayaa sheegay inay baahi iyo macluul wajahayaan maadama aysan haysan rashin iyo wax ay cunan.
Maxamed Baaruud Xuseen ayaa warbixintan kasoo diray Dhadhaab.
Home Wararka Kenya DHEGEYSO:Qoysaska danta yar ee Dhadhaab oo sheegay inay baahi iyo macluul wajahayaan




