DHEGEYSO:Limuru: Tababar loo qabtay saddex boqol oo booliis ah

0
404

In ka badan saddex boqol oo booliis ah oo laga soo xulay qaybo kala duwan ayaa dhammeystay tababar gaar ah oo loogu talagalay in lagu siiyo la-talin, iyo taageero saraakiisha la tacaalaya caqabadaha caafimaadka dhimirka iyo qoyska.
Tababarka saddexda maalmood socday, oo lagu qabtay Limuru, ayaa isu keenay saraakiil badan taasi oo qeyb ka ah dadaallada lagu xoojinayo ladnaanta saraakiisha, waxqabadka iyo bixinta adeegga.