Saddex qof ayaa ku dhintay shil gaari oo ka dhacay aagga Jogoo oo ku teedsan wadada weyn ee Nakuru – Eldoret.
Shilka ayaa la xiriiray gaari saloon ah oo u socday Uganda iyo gaari xamuul ah oo ka yimid dhanka kale.
Dadka deegaanka ayaa doonaya in la ballaariyo wadada Gilgil si loo xakameeyo shilalka sii kordhaya ee ka dhaca wadadaas.




