DHEGEYSO:Deegaanka Kilifi oo laga soo tabiyay tacadiyo ka dhan ah arrimaha jiinsiyadda

0
451

Dowlad deegaanka Kilifi ayaa la tacaaleysa culeys badan oo la xiriira arrimaha jiinsiyadda.
Waxaana la sheegay in gabdhaha yar ay qaadayaan uur taasi oo walaac laga muujiyay iyadoo ay ku sii kordhayaan cudurka HIV /AIDs.