DHEGEYSO:Baarsaabka ismaamulka Trans nzoia oo ka hor yimid soo jeedin dhawaan ka timid dowladda

0
424

Baarsaabka ismaamulka Trans nzoia, George Natembeya ayaa diiday soo jeedinta dowladda ee ah in la joojiyo canshuuraha laga qaado dadka Kenyaanka ah ee qaata wax ka yar 30,000 oo shilin bishii, isagoo sheegay in maamulku uu saxayo dhibaato uu abuuray.