Shacabka ku nool Degmada Daanyeere ee deegaan baarlamaaneedka Balambala ee ismaamulka Garissa ayaa ka cabanaya dhibaatooyin dhanka caafimaadka, biyaha iyo waddooyinka.
Qaar ka mid ah dadka ku nool Daanyeere oo la hadlay warbaahinta Star ayaa sheegay in ay walaac ka qabaan in uu saameeyo cudurka daacuunka.
Waxay dowladda ugu baaqeen inay si degdeg ah u xalliso caqabadaha ay wajahayaan




