Xilliga bisha barakeysan ee Ramadaan waxaa jiro ganacsiyo ay ka mid yihiin maqaayadaha oo la xiro.
Dadkii goobahan ka shaqeynayay ayaa bishan gudaheeda adeegsada xirfado kale oo ay ku maareyn karaan noloshooda iyo tan qoysaskooda waxayna badankooda ku biiraan ka ganacsiga khudaarta iyo dharka.
Maxamad Baaruud Xuseen ayaa warbixinta oo faahfaahsan Dadaab ka soo diray.




