DHAGEYSO:Qoys ku nool Mombasa oo dalbanaya cadaalada

0
166

Qoys ku nool Kiembeni ee ismaamulka Mombasa ayaa u ooynaya caddaalad ka dib markii gaabdhooda ay u dhimatay xaalado aan la garanayn.
Rachel Opiyo ayaa macsalaameysay hooyadeed waxayna u shaqo tagtay guri uu lahaa sarkaal ka tirsan booliiska Mombasa, laakiin waxay shaqada qabatay hal maalin kali ah ka hor inta aysan dhiman.
Qoyskeedu waxay doonayaan in la xiro tuhmanayaasha, oo ay ku jiraan sarkaal booliis ah oo ka tirsan saldhigga booliiska ee Bandari iyo xaaskiisa, si ay uga caawiyaan baaritaanada socda ayna wax ka sheegaan haddii ay wax ka og’yihiin geerida gabadhooda.