DHAGEYSO:Malala oo sheegay in Gachagua uu diyaar u yahay inuu taageero Sifuna

0
138

Ku xigeenka hoggaamiyaha xisbiga DCP Cleophas Malala ayaa sheegay in madaxa xisbigaasi Rigathi Gachagua uu diyaar u yahay inuu garab siiyo ololaha madaxtinnimo ee Senatarka ismaamulka Nairobi Edwin Sifuna.
Waxaa uu xusay in bulshada degta gobolka Galbeedka aynan keligeed hanan karin jagada ugu sarreysa qaranka sidaasi awgeedna ay lagama maarmaan tahay in ay kaashato saamileyda kale ee siyaasadeed.