Guddoomiyaha ismaamulka Kitui Mr. Erastus Mbui ayaa faahfaahin ka bixiyay halka uu ka soo bilowday iskahorimaadka ka dhacay xadka u dhexeeya ismaamulada Kitui, Tana River, iyo Garissa.
Erastus Mbui ayaa sheegay in la dhisay saldhigyo booliis si loo xoojiyo amniga.
Waxaa uu digniin adag u diray shakhsiyaadka heysta hubka sharci darrada ah.
Waxaa uuna sheegay in dambiilaayasha aysan lahayn qabiil,dowladana ay tallaabo adag ka qaadi doonto.
Home Wararka Kenya DHAGEYSO:Guddoomiyaha amniga Kitui oo digniin adag u diray kooxaha dambiilayaasha




