Iyadoo ay maanta ku eg tahay ololaha 16-ka maalmood ee dagaalka ka dhanka ah tacaddiga jinsiga ku saleysan ee (GBV) ayaa daneeyayaasha iyo shakhsiyaadka u ololeeya xuquuqda aadanaha ay ugu baaqeen dowladda inay wax ka beddesho qaar ka mid ah sharciyada lagu yareeyo kiisaska xadgudubyada jinsiga ee bulshada.
Home Wararka Kenya DHAGEYSO:Dowladda oo loogu baaqay inay wax ka beddesho sharciyada looga hortaggo xadgudubka...