DHAGEYSO:Aabbe hooy ka dhigtay meesha qashinka lagu daadiyo ee Xagardheer oo caawimaad codsanaya

0
215

Waxaa bulshada in ay caawiso ka codsanaya aabbe haysta carruur rajooyin ah oo dhawaan yimid xeryaha qaxootiga ee Dadaab.
Isaga iyo carruurtiisa waxay ku nool yihiin meesha qashinka lagu tuuro ee xerada qaxootiga ee Xagardheer waxayna bulshada muslimiinta ah waydiisanayaan in loo sameeyo guri sidoo kalena loogu deeqo raashiin.
Maxamad Baaruud Xuseen ayaa qodobkan oo faahfaahsan Xagardheer ka soo diray.

Si loo caawiyo waxaa lagala xiririi karaa nambarka ah
0743203795