Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Wararka Soomaaliya

Wararka Soomaaliya

Maamulada Puntland & Jubbaland oo u yeertay xubnihii guddiyada farsamo ee ka joogay Muqdisho

Madaxweynayaasha maamulada Jubbaland iyo Puntland iyo Jubbaland ayaa la sheegay in aysan ka qeb-geli doonin shirkii uu dhawaan isugu yeeray Madaxda dowlad Goboleedyada &...

Qoraal ay soo saareen midowga musharixiinta oo lagu sheegay inay sii wadi doonaan banaanbaxyada

Golaha Midowga Musharaxiinta Madaxweynaha Soomaaliya ayaa ku dhawaaqay inay sii wadi doonaan bannaanbaxyada, si ay shacabka u muujiyaan rabitaankooda iyo in dalkaasi aysan ka...

IGAD oo war kasoo saartay xaaladda Muqdisho & rabshadihii dhacay

Urur Goboleedka IGAD ayaa War ka soo saaray shaqaaqooyinkii ka dhacay Magaalada Muqdisho ee Caasimadda dalka Soomaaliya ee dhexmaray Ciidanka dowladda Federaalka iyo kuwa...

DHAGEYSO:C/raxmaan C/shakuur oo madaxda maamullada ugu baaqay inay ka hadlaan xaaladda Muqdisho

Musharraxa madaxweynaha Soomaaliya C/raxmaan C/shakuur ayaa madaxda maamullada iyo gobolka Banaadir ugu baaqay inay ka hadlaan xaaladda ay hadda wajahayso magaalada Muqdisho,wuxuuna Ciidamada dowladda...

Qaramada Midoobay oo war ka soo saartay xaladda magaalada Muqdisho ee maanta

Jimciyadda Qaruumaha ka dhaxeyso ayaa ku baaqday in si deg deg ah loo xoojiyo isku dhacyada ka socday Magaalada Muqdisho saacadihii lasoo dhaafay.Waxay sidoo...

DHAGEYSO:Xasan Cali Kheyre oo sheegay in isaga iyo musharixiin kale ay ka badbaadeen isku day dil

Ra’iisul wasaarihii hore ee dalka Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa sheegay in asaga iyo dhowr musharrax kale ee u taagan xilka madaxweynaha, xildhibaano ka...

DAAWO:Bannaanbax ka socda Muqdisho Iyo rasaas la maqlayo

Ciidamada dowladda Soomaaliya ayaa weerar toos ah ku qaaday murashaxiin ay kamid yihiin Xasan Cali Khayre iyo Cabbdiraxmaan Cabdishakuur oo banaanbax salmi ah ku...

DHAGEYSO:Dowladda Soomaaliya oo ka hadashay dagaalkii daljirka Daahsoon ka dhacay

Wasiirka wasaaradda Amniga Gudaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Xundubey Jimcaale ayaa ka hadlay shaqaaqo Xalay ku dhexmartay Daljirka Daahsoon Ciidamada Dowladda Soomaaliya iyo Ilaalada...

DHAGEYSO:Guddoomiyaha gobolka Banaadir oo isbitaal Martiini booqday

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho ee Caasimadda Soomaaliya Cumar Maxamad Maxamuud Cumar Filish oo Xalay kormeer ku tagay isbitaalka Martiini oo ay...

Musharixiinta madaxweynaha Soomaaliya oo ka hadlay weerarkii caawa ka dhacay agagaarka daljirka Daahsoon

Musharixiinta Madaxweynaha Soomaaliya ayaa ka hadlay dagaalkii Caawa iyo sidoo kale mowqifkooda ku aaddan bannaanbaxii ay horay u qorsheeyeen ee loo ballansanaa in uu...

Ciidamo uu hoggaaminayo Gen Indhacadde oo la wareegay taalada daljirka-daahsoon

Ciidamada gaarka ah ee Midowga Musharaxiinta ayaa caawa la wareegay Taalada Daljirka Dahsoon ka dib markii dowladda Soomaaliya ay kasoo jawaabi weysay baaqii Musharaxinta...

DHAGEYSO:Dowlada Soomaaliya oo Maamul Goboleedyada Gaarsiinaysa Agabyo

Kulanka Guddiga Qaran ee xakamaynta xanuunka COVID-19 ayaa xalay lagu qabtay Aadala ( ZOOMKA) waxaana Guddoomiyey Ra’iisul Wasaare kuxigeenka Soomaaliya Mahdi Maxamed Guuleed (...
- Advertisment -

Most Read