Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Wararka Soomaaliya DHAGEYSO:Safiirka Soomaaliya ee Ingiriiska oo kormeeray xabsi ay soomaali ku jirto

DHAGEYSO:Safiirka Soomaaliya ee Ingiriiska oo kormeeray xabsi ay soomaali ku jirto

Safiirka dowladda federaalka Soomaaliya ku matalo boqortooyada Ingiriiska Cabdiqaadir Xaaji Axmad Kheyr ayaa kormeer ku tagay mid ka mid ah xabsiyada ku yaalla Ingiriiska oo ay ku jiraan dhallinyaro soomaaliyeed oo loo haysto dembiyo kala duwan.
Ka dib markii uu kormeerka soo idlaaday ayuu danjiraha Soomaaliya ee UK la hadlay warbaahinta isagoo ka war bixinaya waxyaabihii uu halkaasi ku soo arkay.

 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments