Dacwad lagu doonaya inay qabsoonto doorashada golaha qaran ee dhallinyarada oo la gudbiyay

0
417

Waxaa maxkamadda la geeyay dacwad lagu doonaya in golaha qaran ee dhallinyarada lagu qasbo inuu doorasho u qabto wakiillada da’yarta.
Waxaa dacwaddan gudbiyay Peter Agoro oo ku doodaya in golahan loo aasaasay inuu matalo danaha dhallinyarada oo uu dardargeliyo ka qayb galkooda arrimaha dhaqaalaha, bulshada iyo horumarka siyasaadeed ee waddanka.
Agoro ayaa carrabka ku adkeeyay in doorashada golahan oo aan la qaban ay caqabad ku noqotay in dhallinyarada ay helaan matalaad heer qaran ah.

 

 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here