Israa’iil oo eedeyn u jeedisay Iiraan

0
295

Ra’iisul Wasaaraha Israa’iil Benjamin Netanyahu ayaa sheegay in dowladda Iiraan ay dagaal uga waddo ilaa 7 jaho.
Xukuumadda Tehraan ayuu ku eedeyay in ay adeegsanaysa kooxo hubeysan oo heer gobol ah.
Netanyahu ayaa soo saaraya digniin ah in ay si wayn ula dagaallamayaan falalkan in kastoo aynan Iiraan weli ka falcelin eedeynta uga timid Israa’iil.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here