DHAGEYSO:Xaaladda dalka oo maanta inta badan deggan

0
412

Waxaa maanta inta badan deggan xaaladda waddanka ka dib dibadbaxyadii maalmo socday ee looga soo horjeeday hindise sharciyeedka maaliyadda ee sanadkan.
Ilaa iyo hadda lama soo tabin wax iskudhacyo ah oo ka dhexeeya shacabka iyo laamaha ammaanka in kastoo ay jiraan dad maanta isugu soo baxay ismaamullada Migori, Kisumu iyo Mombasa.
Qaar ka mid ah dhallinyarada maanta isugu soo baxay Mombasa ayaa dareenkooda sidan u muujiyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here