5 qof oo lagu dilay Qaza

0
319

Saraakiisha dalka Falastiin ayaa sheegay in 5 qof lagu dilay Waqooyiga magaalada Qaza.
Tani ayaa imaanaysa iyadoo ay dhanka kale ciidamada militariga ee Israa’iil duqeymo dhinaca cirka ah iyo weerarro loo adeegsanaya gantaallo ay ka wadaan magaalada Koonfureed ee Rafah.
Duqeymaha Qaza ayaa 48-dii saacadood ee ugu dambeeyay lagu dilay ugu yaraan 120 ruux sida laga soo xigtay wasaaradda caafimaadka .
Laga soo billaabo 7-dii bishii Tobnaad ee sanadkii 2023-kii, waxaa duqeymaha Israa’iil ee Qaza ku dhintay ugu yaraan 37,551 qof halka ay ku dhaawacmeen 85,911 kale.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here