DHAGEYSO:Kenyaanka shaqooyinka u raadsada dalka dibadiisa oo loogu baaqay inay iska diiwangeliyaan wasaaradda shaqaalaha

0
166

Xoghayaha joogtada ah ee waaxda shaqaalaha iyo horumarinta xirfadaha ee dalka, Shadrack Mwadime ayaa ka codsaday kenyaanka dalka dibaddiisa shaqooyin u raadsanaya inay iska diiwaangeliyaan wasaaradda shaqaalaha ee waddanka.
Waxaa sidoo kale la doonaya in wakiilladooda ay iyagana is diiwaangeliyaan.
Shadrack Mwadime ayaa sheegay in tallaabadan looga hortagayo dhibaatooyinka ay la kulmaan kenyaanka shaqooyinka u raadsada dalka dibaddiisa.