DHAGEYSO:Mandera:Macallin dugsi aan cabashadiisa baahinay oo la caawiyay

0
170

Waxaa laga soo jawaabay baahida macallinka dugsi ku yaalla Mandera oo aan labo isbuuc ka hor idiin soo gudbinay.
Cabdiqafaar Cumar Ibraahim ayaa qodobkan oo dhameystiran Mandera ka soo diray.