Ku xigeenka madaxweynaha dalka Rigathi Gachagua ayaa sheegay in dib u soo kabashada dhaqaalaha wadanka uu meel sare maraya.
Waxaa uu intaasi ku daray in dowladda dhexe ay ku dadaaleysa sidii ay xal ugu heli lahayd qiimaha sarreeya ee maciishadda.
Gachagua ayaa kenyaanka ku boorriyay inay iska indhatiraan dhaliilaha mucaaradka.
Home Wararka Kenya DHAGEYSO:Gachagua oo kenyaanka ku boorriyay inay iska indhatiraan dhaliilaha mucaaradka




