DHAGEYSO:Guddoomiyaha naafada Garissa oo baaq diray

0
207

Waxaa magaalada Garissa lagu qabtay xuska maalinta caalamiga ee dadka qabo baahiyaha gaarka ah oo shalay dunida looga dabbaal degay.
Guddoomiyaha dadka qabo baahiyaha gaarka ah ee Garissa Aadan Bile ayaa u warramay warbaahinta Star.