DHAGEYSO:Barasaab ku xigeenka Mandera oo shacabka Banisa ugu baaqay inay nabadda ku dadaalaan

0
216

Guddoomiye ku xigeenka ismaamulka Mandera Dr. Cali Macallim Maxamuud ayaa ugu baaqay shacabka deegaanka Banisa inay ku dadaalaan nabad galyada si aynan u dhicin dagaal beeleedyo.