Waxaa lagu soo warramayaa in dowladaha Armenia iyo Azerbaijan ay isugu tageen wada hadallo nabadeed oo ay marti gelinaysa Iiraan.
Wada hadalladan ayaa lagu heshiisiinaya labadan dowladood ee dariska ah oo muddo ku muransan gobolka Nagorno-Karabakh .




