Wararka Kenya DHAGEYSO:Shacabka Wajeer oo soo dhaweeyay mashaariicda hormarineed By star - May 2, 2026 0 199 Share FacebookTwitterPinterestWhatsApp Magalada Wajeer ayaa waxaa si weyn uga socda mashaaric ay ka mid yihiin Waddoyiin iyo dhismaha garoon casri ah. Dadka deegaanka Wajeer ayaa mashaariicda uga mahadceliyay baarsaabka Wajeer iyo madaxweynaha dalka William Ruto. https://starfm.co.ke/wp-content/uploads/2026/05/Wajeer.mp3