Hoggaamiyeyaasha xisbiga Wiper ee ka soo jeeda Gobolka Ukambani ayaa codsaday in la ixtiraamo hoggaanka madaxweyne William Ruto sido kalena laga fogaado kulammada dadweynaha ee laga jeedinaya hadalada nacaybka abuuraya.
Home Wararka Kenya DHAGEYSO:Qaar ka mid ah hoggaamiyaasha Gobolka Ukambani oo difaacay madaxweyne Ruto




