DHAGEYSO:Muddo saddex bilood ah oo Koronto la’aan ka jirta magaalada Nyahururu

0
50

Dadka ku nool Tuulada Ukweli ee ku taal Maina Slum ee duleedka magaalada Nyahururu, ayaa dhigay dibadbax ay uga cabanayaan koronto la’aan haysata muddo saddex bilood ah .
Waxaa ayna walaac ka muujiyeen in koronto la’aanta ay keenayso amni darro.