DHEGEYSO:Hal qof oo ku dhintay dab ka kacay Mombasa

0
184

Hal qof ayaa ku dhintay saddex kalena way ku dhaawacmeen kadib dab ka kacay dhismo ku yaala Mombasa.
Mid ka mid ah goobjooge ayaa ka warbixinaya sida ay wax u dhaceen.