DHEGEYSO:Mudaaharaad ka dhacay xaafada Dandora ee Nairobi

0
166

Dadka ku nool xaafada Dandora iyo darawallada ka shaqeynayay aaggaas ayaa tagay saldhigga booliiska ee Buruburu si ay uga mudaaharaadaan amni xumo ka jirta Dandora.
Tani waxay ka dambeysay dil dhawaan loo gaystay Joseph Mwangi oo ka shaqaynayay baabuurta dadweynaha.