Iiraan oo ka digtay weeraro aargoosi ah

0
152

Iiraan ayaa ka digtay weeraro aargoosi ah ka dib markii Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump uu Talaadadii u qabtay Tehran waqti kama dambays ah inay furto Marinka Hormuz ama ay wajahdo weeraro lagu qaado xarumaha korontada iyo buundooyinka.
Gantaal Iiraan ayaa ku dhacay dhisme la deggan yahay oo ku yaal Haifa ee Israa’iil, kaasoo dilay ugu yaraan laba qof, afar kalena dhaawacay. Laba qof oo kale ayaa weli la la’yahay.