Wararka Kenya DHEGEYSO:Amni darro ka jirta galbeedka Kitui By star - November 17, 2025 0 465 Share FacebookTwitterPinterestWhatsApp Dadka degan aag Kabati ee galbeedka Kitui ayaa walaac ka muujinaya amnigooda ka dib markii qof ka mid ah dadka deegaanka ay dileen kooxo burcad ah isagoo shaqada ku jira. https://starfm.co.ke/wp-content/uploads/2025/11/Kitui.mp3