DHEGEYSO:Xildhibaanada Kenya Kwanza oo cambaareeyay dilka Ojwang

0
453

Qaar ka mid ah xildhibaanada Kenya Kwanza ayaa si weyn u cambaareeyay dilka Ojawang iyagoona ku baaqey in baaritaanada dilkaas la dadadjiyo.
Xildhibaanada KK ayaa ku booriyay IPOA inay xirto dhammaan askarta Booliska ee ku lugta leh dhacdadan.