DHEGEYSO:Shacabka Isiolo oo baaq diray

0
517

Dadka deggan dowlad deegaanka Isiolo ayaa ugu baaqay in wakiilada ismaamulkaas ay xaaladda dajiyaan kuwaas oo doonaya in ay xil ka qaadis ku sameeyaan barasaabka ismaamulkaas Guyo.