Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Wararka Soomaaliya

Wararka Soomaaliya

DHAGEYSO:Shirweynaha garsoorka Soomaaliya oo Muqdisho ka furmay

Shirka sanadlaha ah ee Garsoorka Soomaaliya oo ay ka qeyb galayaan hay’adaha cadaaladda heer Federaal iyo heer maamul goboleed ayaa ka furmay magaalada Muqdisho...

DHAGEYSO:Ciidanka xoogga dalka Soomaaliya oo faahfaahin ka bixiyay howlgalo gobolka Gedo ka dhacay

Ciidanka xoogga dalka Soomaaliya oo gobolka Gedo howlgalo ka fuliyay ayaa waxay faahfaahin ka bixiyeen howlgaladaas iyo Saraakiil Al-shabaab ah oo halkaas lagu dilay.Saraakiisha...

DHAGEYSO:Wasiirka cadaaladda Soomaaliya oo faahfaahiyay shirka garsoorka ee maanta furmaya

Wasiirka cadaaladda iyo garsoorka XFS Cabdulqaadir Maxamad Nuur oo xalay la hadlay TV-ga qaranka ayaa sharaxay ahmiyadda Shirweynaha Garsoorka dalka oo berri ka furmaya...

DHAGEYSO:Shaqalaha wasaaradda caafimaadka Soomaaliya oo ka qayb qaadatay barnaamijka Isxilqaan

Howl wadeenada wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa Maanta ka qeybgalay Ololaha #Isxilqaan ee lagu dhisayo #Guriga_Hooyo_Baxsan xaaji Cali Ex Gurigii...

DHAGEYSO:Golaha abwaanda Soomaaliyeed oo baaq ka soo saaray doorashada Soomaaliya

Golaha Abwaanada Soomaaliyeed ayaa ugu Baaqay Dhinacyada siyaasadeed ee Isku haya Doorashada dalka Soomaaliya inysan waddanka Fowda u horseedin sidoo kalena aysan kali ah...

DHAGEYSO:Madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed oo muranka doorashada xal u raadinaya

Madaxweynaha maamulka koonfur Galbeed Soomaaliya C/casiis Xassan Maxamed Lafta Gareen ayaa hadda wuxuu ku howlan yahay Xal u Raadinta Muranka Hareeyay Geedi Socodka Doorashooyinka...

DHAGEYSO:Wasiirka warfaafinta DFS oo sheegay in qaar ka mid ah shakhsiyaadkii saxiixay heshiiska doorashada ay haddana ka baxeen

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta dhaqanka iyo Dalxiiska Soomaaliya Cismaan Dubbe ayaa sheegay in Dowladda dhexe ee Somaaliyeed dadaal walba ay muujisay si qof walba oo...

Howlgalo amni o ka dhacay magaalada Boosaaso

Wararka ka imaanaya Magaala Xeebeeda Boosaaso ee xarunta gobolka Bari Maamul goboleedka Soomaaliyeed ee Puntland ayaa waxay sheegayaan in halkaas laga Fuliyay Howlgalo amaanka...

Maxkamadda ciidamada qalabka sida oo xukun ku riday askari qof shacab ah dilay

Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida ee Soomaaliya ayaa Maanta waxaay xukun ku riday Nin lagu helay dambi ah inuu qof Shacaba ku diley Magaalada Muqdisho.Cumar...

Midowga jmusharaxiinta iyo madaxda qaar oo kulan yeeshay

Muqdisho waxaa xalay kulan ku yeeshay Madaxweynayaasha Maamul Goboleedyada, Galmudug, Hir-Shabeelle,Koonfur  Galbeed & Xubnaha Midowga Musharixiinta Madaxweynaha, kulankaas oo looga hadlay arrimaha la xiriira...

DHAGEYSO:Maleeshiyo dad afduubtay oo lacag lagu wareejiyay

Maleeshiyaad ilaa lix maalin gacanta ku hayey dad safar u ahaa magaalada Muqdisho oo ay u afduubteen diyo ay sheegeen in ay uga maqan...
- Advertisment -

Most Read