Wararka Kenya DHEGEYSO:Qaar ka mid ah ganacsatada Mombasa oo dhaleeceeyay KRA By star - May 12, 2025 0 183 Share FacebookTwitterPinterestWhatsApp Qaar ka mid ah ganacsatada iyo wakiiladaha ku sugan Mombasa ayaa dhaleeceeyay maamulka canshuuraha ee dalka KRA inay gacan ka geystaan dib u dhaca howlgalada xamuulka ee Mombasa. https://starfm.co.ke/wp-content/uploads/2025/05/Mombasa-3.mp3