Gudiga uu ra’isulwasaaraha Soomaaliya u Xil saaray Xaqiijinta Gudiga agaasimaya doorasha Soomaaliya ayaa ra’isulwasaaraha waxay la wadaageen Warbixintiii ugu danbaysay ee shaqada ay qabteen.
Gudiga ayaa ka cudur daartay daahitaanka shaqada waxayna Tilmaameen inay qabanayaan shaqo Hufan oo bulshada Soomaaliyeed ay ku Kalsoon yihiin.
Home Wararka Soomaaliya DHAGEYSO:Maamulada qaar oo soo badalay xubnihii gudiga doorashooyinka ee eeda laga keenay