Saraakiisha Israa’iil oo xaqiijiyay in laga dilay 100 qof

0
318

Waaxda dowladda Israa’iil u qaabilsan samatabixinta ayaa xaqiijisay in 100 Yuhuudiyiin ah lagu dilay weerarrada lama filaanka ah ee dagaalyahannada Xamaas ay ku qaadeen Koonfurta wadankaasi.
Tiradan ayaa waxaa si weyn u tabiyay warbaahinta Israa’iil.