Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Caalamka Saameyn ka dhalatay rasaas ay fureen ciidamada nabad sugidda UN-ta ee DRC

Saameyn ka dhalatay rasaas ay fureen ciidamada nabad sugidda UN-ta ee DRC

Waxaa lagu soo warramayaa in dad aan tiradoodu la cayimin ay ku dhinteen halka dhowr kalena ay ku dhaawacmeen rasaas ay fureen ciidamada nabad sugidda ee qaramada midoobay ee dalka Congo.
Arrintan ayaa laga soo tabiyay saldhig ku yaalla dhanka bari ee DRC gaar ahaan magaalada Kasindi.
Howlgalka nabadsugidda ee qaramada midoobay ee DRC ayaa bayaan ku sheegay in rasaasta ay sabab la’aan u fureen ciidamo ka tirsan MONUSCO iyagoo halkaasi si qasab ah ku galay.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments