Waddamada Midowga Yurub ayaa 11 saacadood ka dib ku guul dareystay inay ku heshiiyaan qorsho lagu yareynaya qiimaha shidaalka.
Ugu yaraan 15 ka mid ah xubnaha EU-da ayaa doonaya in la dhimo qiimaha sarreeya ee shidaalka ee abuuray qaylo-dhaan.
Hasa ahaate dowladda Jarmalka ayaa weli arrintan ka soo horjeedda.




